WAA MAXAY XIRFAD

Xirfaddu waa kartida,aqoonta, ama khibradda dadka  ee hawl lagu qaban karo. Waxaana  lagu kasban karaa waxbarasho rasmi ah,tababar ama waayo-aragnimo lagu helo shaqo. Xirfaduhu waxay door muhiima ka cayaaraan suuqa shaqada, waxayna muhiim u yihiin koboca dhaqaalaha,  wax soo saarka iyo hal abuurka. Waxaa loo kala saara laba nooc oo kala ah xirfadaha adag (technical skills) iyo xirfahada jilicsan.

1.Xirfadaha adag/ Farsamda (technical Skills)

waa aqoon ama karti la cabbiri karo ama la taaban karo oo  si aad ah  looga baahan yahay shaqo ama goob gar ah.

Noocyada Xirfahada Adag.

Waxaa jira noocyo badan oo ka mida qaybta aan kor ku soo xusnay,waxaan loo kala sari karaa sida hoos ku qoran:

            Analytical Skills

·         Data analysis

·         Data mining

·         Research

             Computer Skills

·         Computer software knowledge

·         Presentation software

·         Microsoft Office

·         Communication and collaboration tools

            Marketing Skills

·         Email marketing

·         Search Engine Optimization (SEO)

·         Pay Per Click (PPC) advertising

·         Search Engine Marketing (SEM)

·         Social Media Marketing

              Communication Skills

·         Copy writing

·         Academic writing

·         Blog writing

·         Foreign language translation

            Technical Skills

·         Programming language

·         Machine learning

·         Natural language processing

·         User interface design

           Tusaalooyin Dheeraad ah

·         Photo and video editing

·         Graphic design

·         Automotive services

·         Project management

2.Xirfadaha jilicsan–  si ka duwan xirfahada adag, kuwa jilicsan ma ahan mid la taaban karo ama la cabbiri karo, waxaa mararka qaarkood loogu yeeraa “xirfadda dadka” sida awoodda maqalka iyo fahanka hadlka,awoodda abaabulka iyo maamulka dadka,xallinta khilaafaadka iwm,. Xirfadaha jilicsan waxaa kale oo noqon kara shakhsidda iyo dabbeecadda u gaarka ah qofka, tusaale dulqaadkiisa,shaqo wanaaggiisa.

FAA'IIDADA XIRFAD BARASHADA

Inaad barato xifad waa muhiim, waayo waxay sare u qaadaysaa tayaada shakhsi iyo wax soo saarkaaga goobta shaqada. waxay sare u qaadaysaa suuragalnimada sare u kaca dakhligaaga ama mushaharkaaga.

Horumarinta farsamo cusub waxay kuu sahlaysaa inaad hesho shaqo fiican iyo inaad xejisato booskaaga shaqo

Barashada xifraddu waxy kuu sahlaysaa waddada aad u marayso gaadhidda hadafyadaada guud iyo gaar ahaanba. 



xirfad baro