Barashada Xirfaddu Waa Furaha Horumaka
BaroSkills waa mareeg ku dhiiri galisa dhalinyarada inay bartaan xirfado ay ku shaqaystaan,isbeddel nolaleed ku sameeyaan, horumar fiicanna ku gaaraan.
Wakhtiga Iyo Dadka
Dadka oo dhan waxay haystaan 24 saacadood maalintii. Qofna ma helo wakhti ka badan midka kale, laakiin ma is weydiisay sababta daka qaar ay nolasha uga gaadhaan guulo fara badan iyagoo fursad u hela inay qabtaan hawlo badan, halka dad badan aysan haba yaraatee guul la taaban karo u gaadhin muddo dheer.
Bartan Waxyaabaha Aad Ka Helayso waxaa Ka Mid Ah:
Mid ka mida ujeeddooyinka ugu waa weyn ee website kan, waa inaan dhiiri galinno dadka jecel horumarka laakiin aad filic ku darin iyo kuwa aan lahayn wax qorshe ah oo ku aaddan mustaqbalka iyo horumarka. Faallooyin xambaarmarsan dhiiri galin ayaad ka heli kartaan halkan
Inaad hesho la taliye ku siiya talo saxsan oo aad ku gaadho hadafkaaga waxay kuu baajinaysaa wakhti iyo dadaal fara badan. Waxaad halkan ka heli kartaa talooyin wax ku oola oo kuu sahlaya inaad si fudud uga gudubto caqabado badan ugagaadho oolkaaga
Mareegtan waxay kuu fududayn doontaa inaad hesho goobo badan iyo platform-yo kala duwan ood ka heli karto hadba xirfadda aad baahida u qabto taas oo laga yaabo in lagu diyaariyay luuqado kala duwan. Ujeedadu. Waxaad awood u yeelan kartaa inaad samayso is barbardhig